Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland.
Kulanka kaddib, Wasiir Sacad Cali Shire oo warbaahinta la hadlay, ayaaย wax laga weydiiyey ย canshuuro lagu soo rogay Warbaahinta madax-bannaan ee ka hawl gasha Somaliland.
MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN
https://www.youtube.com/watch?v=O3oNadC7Pw0