Somali News Somaliland: Wasiirka Khaarajiga Dr Sacad oo Shaaciyey Go’aan Xukuumadu ka Qaadatay Madaxweynaha Soomaaliya. By ht - September 22, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa-SLpost- Wasiirka Arrimaha Dibeda ayaa shaaca ka qaaday go’aanka xukuumada JSL ee la xidhiidha warar ku saabsan socdaal Madaxweynaha Soomaaliya Md Farmaajo qorshaynayey inuu ku yimaado Hargeysa.