Somali News Wararkii u danbeeyey Dabley Hubaysan oo Weerar ka gaysatay Laascaanood iyo Taliska Booliska oo ka hadlay By ht - June 24, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sool Cabdirisaaq Maxamed Faarax, ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerar Dabley Hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ku qaaday Saldhigga Booliska ee magaalada Laascaanood. https://youtu.be/BCL6WxSvSwk