Hargeysa (SLpost)- Xukuuumadda Somaliland, ayaa jawaab ka bixisay hadal shalay ka soo yeedhay Raysal-wasaaraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo shaaciyey goβaanka liddi ku ah heshiiska maalgeshi ee dhexmaray dowladaha Somaliland, Itoobiya iyo Shirkadda DP World.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo oo saxaafadda la hadlay, ayaa gar-darro aan geed loogu soo gabban ku tilmaamay waxa uu tilmaamay daandaansi lagu xad-gudbayo Dastuurka iyo dowladnimada Somaliland, isla markaana aanay cid kale u daba-fadhiisan karin masiirka dalka.
HOOS KA DAAWO HADALKA WASIIRKA.