“Haddaan Noqon Lahaa Mucaarad Adag, MUUSE madaxweyne ma noqdeen” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID

0

“Haddaan Noqon Lahaa Mucaarad Adag, MUUSE madaxweyne ma noqdeen” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta u warramay saxaafadda ayaa ka hadlay arrimo badan oo khuseeya siyaasadda Gudaha iyo Dibadda ee Somaliland