Fannaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Hassan (Hillaac) oo dhawrkii sanno ee u dambeeyey ka dhex-maqnaa Kooxda Xiddigaha Geeska, ayaa markii u horeysay ka soo dhex-muuqday kooxdaas, isagoo soo qaatay Hees ay ka dhex-muuqdaan Labeenta Kooxda Xiddigaha Geeska.
Heestan oo lagu magacaabo NARUURO KU HAY QALBIGA, waxa ka dhex-muuqda Fannaanka Maxamed BK iyo Macalinka kooxda Axmed-wali Ibraahim Furinle oo ku faro-yaraystay Music-ga heesta oo qiso cajiib ah xambaarsan.
https://www.youtube.com/watch?v=ihETPtuHNR8