Wararkii u dambeeye Khasaare ka dhashay Roobab Mahiigaan ah oo ka daโ€™day degmada Tog-wajaale

0

Tog-wajaale (SLpost)- Roobab mahiigaan ah oo geystay khasaare naf iyo mood isugu jirtay ayaa maanta ka daโ€™ay degmada Tog-wajaale ee gobolka Gabiley.

Wararka ka imanaya xarunta ganacsiga Somaliland ee Tog-wajaale, ayaa sheegaya in ugu badnaan tiraba laba qof ku geeriyoodeen khasaare ka dhashay roobab dabaylo wata ee magaaladaas ka daโ€™ay, kaddib markii xadhkaha korontadu ku habsadeen dadkaas, halka sidoo kale roobabku khasaare u geysteen dhismayaal iyo meherado ganacsi.

Haddaba, warkan oo faahfaahsan ka daalaco muuqaalkan hoose.