Xukuumadda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo oo heshiiyey sidii loo xoojin lahaa Midnimada & Qaranimada Somaliland iyo Nuxurka qodobbada laysla af-gartay

0

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland iyo maamulka Khaatumo oo uu hoggaaminayo Prof Cali Khaliif Galeydh, ayaa maanta kala-seexday heshiis dhowr qodob ka kooban oo jidaynaya sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo wada-jirka Somaliland.
Kulan maanta ku qabsoomay magaalada Hargeysa oo ay goob-joog ka ahaayeen Xukuumadda Somaliland, xisbiyada Kulmiye iyo UCID iyo masuuliyiinta ugu sarreysa kooxda Khaatumo, ayaa lagu goโ€™aamiyey sidii heshiis rasmi ah oo lagu xoojiyo midnimada Somaliland ee meel looga soo wada-jeesan laahaa.

Hoos ka daawo Muuqaalka Waranka oo dhammeystiran