Marka Hore Dhamantiin Waan Idin Salamay Bacda Salan, Wax An Halkan Ku Cabiraya Dhacdo Naxdiin Badan Oo Maalimihi La So Dhaafayย Ka Dhacdeyย Dalkeena Gaar Ahan Magalada Hargaysaย Taasi Oo Laguย Musuqey Raashin Dad Masaakin Ahย Lagu So Caawiyeyย In Ay Kuย Qadeyan Hal Maalinย Raashinkaasi Oo Gabi Ahanba Ay Lunsadeenย Masuliyin Sarsare Oo Ka Tirsan Xukumadaย Madaxweyne Siilanyo U Hogaamiyo Taasiย Oo Hada Un So Ifbaxdayย Laakin La Ogadey In Ayย Ahayd Wax Soo Jireen Ah Tan Iyo Inti La Sameeeyey Hayada Samafalka Madaxtoyada,
Hadaba Wax An Xasuusta In Mudo Imika Laga Joogoย U Arintan Ka Hadleyย Gudomiyaha Xisbiga Ucid Engย Faysal Cali Waraabeย U Sheegey In Ay Jiranย Raashino Logu Tala Galeyย Dadka Masaakinta Ah Ooย Suuqyada Hargeisa Lagu Iibiyo Taasi Oo Dad Badan Ay Rumaysan Wayen,
Faysalna Loguย Jawabeyย Shirar Jaraiidย Oo Ay Qabten Masuliyin Ila Heer Wasir Ah, Arintaasi Oo Imaka Qaraxdey Lana Ogadey Wixii Faysan Sheegayey In Ay Jiran, Marki La Dul Tegey Bakhaaro Waaweyn O Laga Ibiyey Raashiinย Logu Talagaleyย Dadka Danyarta Ah Ee Degan Xarunta Agoomaha Hargeysa Kaasi Oo Ka Koobna Ila 7 Gaadhi Laguna Rogey Bakhaar Ku Yaala Suuqa Goobanimo,
Hadabaย Hadi An U So Noqdoย Dulucda Maqalkan Aan Ka Hadlayoย Aya Waxa Jirta In Masuliyinta Dawlada Somaliland Ay U Badan Yihiin Qurba Joog , Kuwaasi Oo La Amiinsan Yahayย In Ay Ka Dacaadsan Yihiin Dadka Dalka Gudihisa Jooga Kana Aqoon Badan Yihiin,
Hadaba Wax Ay Taasi Beenawdeyย Imika Marki Ay So Baxeen Falalkanย Waxashnimada Leh Ee Ay Ku Kaceen Qaar Ka Tirsan Masuliyinta Dawlada Somalilandย Oo Qurba Jooga Ahย Kuwaasi Oo Ka Xishoon Wayeye Waxii Ay Ka Xishooden Kuwi Dalka Gudihisaย Joogey,
Taasi Oo Mujisey In Dadka Qurbaha Jooga Ay Ka Khimayo Iyo Xaran Jecel Yihiin Kuwa Dalka Jooga Kana Aqoon Liitanย Waayo Wax An Tusaale Uso Qadanaya Xukumada Hada Talada Haysa Waxs So Maray Rag Badan Oo Shaqada Laga Eryey Iyo Kuwo Lagu Edeyeyย Waxisdaba Marin Kuwaasi Oo Dhan Ka Yimidย Qurbaha,
Hadba Taasi Miyaney Cadyn U Ahayn In Qurba Jooguย Dalka U So Boob Tageen, Waayo Wax Ad Arkeysa ย Heerka Ay Xatooyadoodu Gaadhsisan Tahay . Mahaย Lacag Dollar Ahย Maha Dhul , Maha Baaruurย Maha Guryo , Ee Waaย ย Boorash, Qamandiย Saliid , Misir , Timir,ย Logu Talagaley In Maalma Ay Ku Nooladan Dad Masaakin Ahย Oo An Haysan Wax Ay Cunan Caawa. Ayu Damiirkodu Siyey In U Hunguri Ka Galo.
Hadaba Way Jiran Dad Daacad Ah Oo Qurbajoogta Somaliland Ka Tirsanย Sharaf Iyo Amaana Ka Mudan Dalka Somalilandย Laakin Wax Ad Nosoย Dirten Kuwi Ugu Liitey Ee An Ciidi Waxba Waydin Jirin Magaciinina Diley
Inkasta Oo Imika Ay Gacanta Ku Hayso Xukumada Somaliland Xabsigana Ay Ku Jiran, Wax Anu Madaxwaynahaย Ka Codsanayna In Sharciga La Mariyoย Si Ay Ugu Quus Qatanย Kuwa Quurbah Uga So Dhoofeyย Dhaca Dadka Masaakinta Ah .
ย Allaa Mahad Leh
Hassan Mohamed Abdalla