(Slpost) Xildhibaan Xasan cawaale oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada kana mida ah xisbiga kulmiye ayaa dhaliilo culus uย jeediyey wasiirka ciyaaraha Somaliland, isagoo ku eedeyeyin wasiirka in uu hor istaagay koob uu sheegay xildhbaan cawaale in uu ugu talo galay ย kooxaha ciyaara kubada cagta.
https://youtu.be/lJPn-0Z_9Ck