Maalmahan danbe waxaย ย muuqatay in muran ba,ani ka taagnaa magaalada berbera ,maxaase la isku hayaa ,macnuhu ma,aha maalgashan maysid iyo waan maalgashanayaa,dadka reer berberana iyagaa cidwalba ka jecel in dadkaย ย ooย ย shaqooyin loo abuuro ,warshadana laga bineeyo degaanka saaxil,laakiin sartu waxay ka qudhuntay xukuumada oo ka gaabisay wixii xilka loogu dhiibay ee shacbigu u doortay ee ahaa in dalka dilaalka gaarka ah laga ilaaliyo cadaaladna lagu shaqeeyo,anigu ni n reersaaxila ayaan ahay walibaย ย arday wax ka barta jaamacada hargaysa, waxaanan layaabay sida aay xukuumadu u fahmi wayday waxa berberaย ย ka taagan,waxaana muuqata in xukuumadu badh ka tahay mushkilada berbera waayo waxay waxย ย ka qaban lahayd dilaalka ku dhex jiraย ย kambaniga dahabshiil iyo shacabka reerbera oo aan xumaan hore ka dhaxayn,bal hadaba iswaydii dillaalkaasi waa kee ,siyar aan kuugu sheegee waa badhasaabka saaxil oo la layaqaan tabahiisa uu ku shaqaystoย ย ,waxaanu si xarfadle ukala fogeeyay xukuumada iyo shcbiga reerbera si uu kursigiisa u badbaadiyo oo marka horeba uuku qaldamayย ย xisbiga kulmiye ,inkastoo markii hore tuhunbadaniย ย ย isaย saarnaa in uu ku weheliyo fidmadanย ย badhsaabkaย ย saaxilย ย maayorka berberaย ย oo dadka reer berberaย ku tilmaamaan in uu badhsaabka u ahaa garab ku taageeraย ย ficilwalba oo xun ooย ย barbar ka taagan sida guryaha dawlada ee qaarna la iibiyay qaarna diyaarka yihiin ,laakiin sida la sheegay arinkan iminka taagan ee buurahaย ย sibidhka seeska lagu wareejiyayย ย wuu iska fogeeyayย ย ย maayorka beriberi,ย eedeedana wuxuuย ย dusha u huwiyay badhsaabka iyo mdaxa shirkada dahabshiil ee berbera, aan dib kuu yar xasuusiyeeย ย akhristeย ย ย badhsaabku markii uu dhawaanta kazoo noqday safarkii uu debada ugu maqnaa waxa uu sameeyay xaflad uuku qabtay berbera oo uu kaga hadlay waxa uuku tilmaamay dardar galin ama laba kaclayn ,waxaanu yidhiย ย xukumadu go,aan ayaay soo qaadatay cid danbenaย loo mijo xidhnaan maayoย ย wixii naga horyimaadana waanu jiidhaynaa ayuu yidhi badhasaabka saaxilย waasiduu hadalka u dhigee ,maalin kabacdina waxaย ย lamaqlay buurihii sibidhka ayaa sees lagu wareejayay,waxaa marka isbadalay sheekadii hore ee fadeexada lacagtii uu maraykanka guryaha kaga soo iibsaday iyo fadeexadii guryihii dawlada ee berbera e uu ibiyay,xataa xukuumadii arinkaa baadhi lahayd ayuu fogoskoodii sii jeediyay ,waxaanu abuuray ibtilo khatara oo labo gesooda,ta kowaadย ย wuxuu iska horkeenayaa xukuumada iyo shacabka reer berbera oo uu awalba hore iskugu dhuftay,ta labaadna wuxuu uga jeeday in shacabka somalilan u tusoiย ย reer saaxil inย ย aanay dawlada la shaqaynaynin oo kambaniga dahab shiil qolo ahaan u diidayaan,ย ย qodobkaa danbeย ย wuxuu u jeeday in uu beelaha walaalaha ah ee somalilan ayuu waxkala dhexdhigayaa ,laakiin dadku waxaa hore ayaay uga soo gudbeen oo manta qabyaaladi ma jirto,waxaase badhsaabka wali madax kaga jirta in aay wali shaqynayaan tabahiisii uu ku dhaqmiย ย jiray xiligii uu dalka ka mustaafuriyay madaxwaynihii hore ee somalilan waa cigaal,e alle ha u naxariista e, ugu danbayn waxaan baaq udirayaa madaxwaynaha Somaliland oo aan leeyahay ,madaxwayne berbera wafti udir xaqiiqda kuusoo sheegta ,badhasaabka saaxilna dib ubaadh c.v giisa, reerberna iyagaa u baahan in Somaliland lamaalgashado ,gobolka saaxilna noqdo mandaqadii warshadaha ,waxa kale oo aan kaa codsanayaa in aad la kulanto odayaasha degaankaasi ee dhawaanta dubur lagusoo doortay,si aad ugaato fikirkooda ku wajahan horumarka iyo nabada iyo ndawlad jacaylka,waxaana meesha ka dhexbaxaya dilaalkii wrka idiin kala qaadayay.
Odayaasha saaxilna baaq ayaan u dirayaa oo aan leeyahay ilaaliya nabadgalyada ,wixii Somaliland u dana ayaa rersaailna udana ,waxaa aad ka hadlaysaana wixii garawshiyo ah cidina idinkala masuugi mayso xukuumad iyoshacabka reer somalilanba ,idinkana wixii la idiinka gar helo qaata
Alloow caqliga hanoo waayin
Cabdiqani Ismaaciil Axmed
Hargeysa