Hargeysa (SL.Post)Waxa maanta magaalada Hargeysa laga dhagax dhigay xarun cusub oo lagu baadhayo Caafimaadka biyaha ay cabto bulshad.
Dhagax-dhigan xaruntan lagu hubinayo tayada biyaha, ayaa waxa goob-joog ka ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo Dr. Aadan Ismaaciil.
Halkan ka daawo.
Somalilandpots. Hargeysa