Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Kulan Laqaatay Isuduwayaasha Wasaaradaha

0

Gudoomiyaha gobolka togdheer oo maanta kulan laqaatay isuduwa yaasha wasaaradaha gobolkaasi kulankaasi oo ahaa mid ay iskaga xaal waraysanayeen marxaladaha uu marayo gobolku