Hargyesa(Slpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumada ku dhaliilay inay wadao mudo korodhsi kale iyada oo ka faaidaysanaysa abaaraha isla maraasna ib u dhigtay diiwaangalitii dalka, waxaana sidan oo kale walaac u qaba deeq bixiyayaasha dalka doorashooyinka ka caawiya