Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee cadaalada Xuseen Axmed Caydiid oo ah afhayeenka garabka ka goostay Kulmiye ayaa daliilo xoogan u soo jeediyay gudoomiyaha xisbiga KUlmiye Muuse Biixi iyo xulafadiisa oo uu ku tilmaamay inay doonayaan in aan cid kale waxba noqon