DAAWO-WASIIR WARANCADE OO KU DHAWAQAY INAY BILABEEN GURMAR QUUDIN

0

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha CalI Maxamed Warancade ayaa daboolka ka qaaday inay samaynayaan cunto iyo biyo qaybin, waxaanu sheegay inay wakhtigan u baxayaan gobalada galbeedka dalka.