Somaliya(SLPost)-Ururka Al-shabaab ayaa lagu war helay weeraro ay ku sooq aadeen xeebaha Puntland iyo Gadug waxaana furimahaas dagaalka aad loola ayaabay kadib markii dagaalku dhacay maxaabiistii la qabqabtay oo noqday caruur aad da’doodu u yartahay.
https://youtu.be/fyyNkkT9QuU