Daawo:-Dhismaha Cusub Ee Wasaarada Macdanta iyo Biyahu Ay Dhisatay

0

Hargeysa(Slpost)-Wasaarada amcdanta iyo tamarta ayaa dhisanaysa dhisme qurxoon oo ka soo horjeeda madaxtooyada, waxaana u nashqadaysay kooxda RIO Oo ah dhalinyaro nashaqada dhisamaha samaysa.