Daawo:-Deegaanka Boon Oo Uu Waraabe Ku Cunay Maydka Haweenay Haraad U Dhimatay

0

Boon(Slpost)-Tuulda Boon ee ka tirsan gobalak Awdal ayaa lagu soow armayaa in laga helay deegankeeda haweenay u dhimatay haraad isla markaasna uu cunay waraabe jidhkeedii oo la dultagay lafihii,madaxii iyo dharkeedii oo kaliyaata.