Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Geele Maxuu Ka Yidhi Maalinta Haweenka

0

Jabuuti(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka qaybgalay xus loo sameeyay haweenka jabuuti oo waxaanu ku nuxnuxsaday muhiimada ay leeyihiin haweenka aduunka ku nool.
https://youtu.be/eWJFayZHYkE