Halkan ka daawo hees ka hadlay ka faaidaysiga gobalada dalka iyo isku xidhkooda meelaha ay u wacan yihiin waxa ku luuqaynaaya BK iyo Asma Love, waxaana midhahan sameeyay Jilaaga Sooraan halka fanaanka Shaybirena uu laxanka saaray.
https://youtu.be/xe0lvhRVvRQ