Hargeysa(Slpost)-Fanaanada ย reer Somaliland ย Sahro Axmed Maxamuud (Sahro Halgan) oo waraysi khaas ah siisay wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA ayaa kaga hadashay arimo badan oo ay ka mid yihiin: Taariikh kooban oo ku saabsan dhalashadeeda iyo ku soo biiristeedii fanka, kulamadii faneed ee u dambeeyey ee ay kaga qayb gashay dalka dibadiisa iyadoo Somaliland metelaysay, kaalintii ay ka soo qaadatay Halgankii Ururkii SNM iyo shaqadii gaarka ahayd ee ay u xil saarnaan jirtay, aragtideeda ku aaddan xisbiyada siyaasadda Somaliland iyo gooni isutagga JSL, xidhiidhkeeda baraha xidhiidhka bulshada, Dugsiga sare ee ay ka baxday, ย heerka uu gaadhsiisan yahay ku hadalkeeda Luqadda faransiiska iyo jawaabtii ay ka bixisay su’aashiiย Weriye Caydaruus Cismaan ee ku saabsanaydย nooca ay ugu jeceshahay Cuntooyinka Quutul-daruuriga ah.