Daawo:-Ciidanka Nabadsugida Somaliya Oo Qabqabtay Dad Tiro Badan oo ay Sheegeen Inay Gacansaar La Leeyihiin Al-shabaab

0

Muqdisho(SLPost)-Ciidmada Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabtay 300 oo qof kuwaas oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yiin Al-shabaab ama ay gacan saar la leeyihiin.