Boorama(Slpost)-Gudoomiye Cirro ayaa daboolka ka qaaday in shacbiga uu soo maray ee Awdal ay u ooman yihiin isbadal, isla markaasna ay diyaar u yihiin inay isbadalkaas keeneen, waxaanu sacabiga ka codsaday inay isdiiwaangaliyaan oo kadibna ay Waddani u codeeyaan