ย Hargeysa, 18 February, 2012 (SLpost)- Shirkadda xawilaadda lacagaha ee Qaran Express oo ka mid ahayd shirkadaha ugu caansan ee ka shaqeeya adeegga xawilaadda lacagaha isla-markaana xafiisyo ku lahayd inta badan wadamada dunida ayaa albaabada loo laabay.
Warsaxaafaded uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha shirkadda Qaran Express Cabdiqaadir Xaashi Jimcaale ayaa lagu sheegay in shirkadu goโaansatay inay joojiso guud ahaan adeegyadii xawilaada lacagaha ee ay u haysay shacabka Soomaliyeed, kadib markii, sida uu sheegay, shirkadda ay soo food-saartay xaalad culus oo dhaqaale laโaaneed.
Nuxurka warsaxaafadeedka lagu ayaa u dhignaa sidan:
SOMALILANDPOST NEWS
webmaster@somalilandpost.net