Somali News Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Kormeer Ku Tagay Gobalka Hawd By ht - January 1, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Baligubadle(SLpost)-Guddoomiyaha makamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa kormeer ku tagay goobaha maxkamada ee gobalka Hawd, waxaana ku wahelinaayay gudoomiyaha wasiirka cadaalada iyo masuuliyiin kale.