Jacmaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo La Dhameeyay

0

Hargeysa(SLpost)-Musharax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay in la dhameeyay khilaafkii ka dhaxtaagnaa isaga iyo gudoomiya Faysal Cali Waraabe Shalay.