Waxaan jeclaystay in aan dhammaan bulshadayda la wadaago arrin runtii sababtay in dhalintii wadankaย u dhalatay ay quustaan, nacaan, tahriibaan amaba nolosha ka dhacaan, waa marka uu qofku haleelo shaqolaโaan.
Intaanan wax kale u gudagelin suโaasha is waydiinta mudan waxaweeye qofka markee ayaa la odhankaraa uu shaqolaโyahay?
Bulshadeenu arintaa waxaadmooda in badanookamidaa in ay garabmareen Laakiin runtu waxay tahay qofkaย waxa la odhankaraa uushaqolaโyahay marka laga heloย labashuruudood oo kala ah:
1-ย ย ย Qofku in uu awood u leeyahy in uu shaqynkaro
2-ย ย ย Shaqo in uu raadiyo qofku kadibna uu waayo wax shaqo ah
Labadaa hadii laga helo waxa loo tixgelinayaa in uu yahay shakhsi shaqolaโaani hasyo.Shaqolaโaanta waxa lagu tiriyaa dhibaatooyinka ugu daran ee bulshadu ay la kulanto maxaa yeelay waxay keentaa bulshadu in aysan yeelan xasilooni dhexdooda ah,waxa lagu yeedho afka carabiga
Goorma ayaad shaqyn kartraa?
Qofka shaqoraadiskaa waxa uu shaqayn karaa ama raadin karaa marka aynu eegno heerka caalamigaa (international standard) In uu:
a-ย ย ย Dhameeyey dugsi sare (secondry school)
b-ย ย ย Iyo in uu dhigto ama dhameeyey jaamcad(university level)
Maxaa keena shaqolaโaanta?
Shaqo laโaanta wadankeena sidaynu kawarqabno uu sii kordhayaa sannadba sanadka kadanbeeya iyadoon weli wax xal iyo maara toona loo helin.hadaba waxaan jeclaystay in aan dhawrqodob aan taxo kuwaas oo sabab u ah shaqolaโaanta:
1-ย ย ย Korodhka bulshadeenna iyadoon loo samayn fursado shaqo.
2-ย ย ย Hoosudhac innagu yimaada dhanka dhaqaalaha.
3-ย ย ย Shaqooyinka qaar oo aynaan ogolayn in aynu ka shaqaysanno
4-ย ย ย Dadkii jaamcadaha ka baxayey oo iyana sookordhaya
Lagayaaba inbadanoo idinka mid ah inaad is waydiiseen arinkan mawaxbuu kaqaban karaa muxuu kaqoray??
Waxan leeyahay waa u jeedkaaan u socdee shaqo waynu heli karnaa dhammaanteen inshaallaah haddii ay inaga dhabtahay in aynu shaqaysanno,shaqo anfacda nafteennaa,waalidkeenna iyo dhammaan bulshadoodhan.
Habka ugu fudud ee shaqo loo heli karo
Waxaan doonayaa in aan idinla wadaago qodobo aan u arkay in ay muhiim u tahay qofkasta oo doonaya Inuu si degdeg ah u helo shaqo.
1-ย ย ย Waa in aad noqotaa qof ku xidhan alle,aaminsanna wax alle kuu qoray mooyee wax kale inaadan helaynin.
2-ย ย ย waa in aad noqotaa qof ku dadaala in uu helo cilmi diineed iyo tu aduunyaba.
3-ย ย ย Waaa in ay kaadhab tahay shaqo raadisku, oo shaqo kasta oo markaa aa hesho qabataa yeysan xataa noqon kaad raadinaysaye.
4-ย ย ย Waa inad isku daydaa inta awoodaada in bulshada soo dhexgasho si aad u indha-indhayso jaanis kasta oo banaanaada kanaย faaโidaysto.
5-ย ย ย Dawladda waxay xili kasaarantahay in shaqokasta oo ay hayso laga horaysiiyo inanka ama inanta muwaadinka ah.
Waxaan rajaynayaa aqoontayda oo kooban awgeed in ay wuxuun idinka anfacaan ereyadaa kooban ee aankor kuxusay.Allamahadleh.
By:ย ย ahmedEsmaelileye
Phone number:ย 0634381393
Study Addis University of burao Faculty:ย management information system
Also Staff of mustqbal express of burao
ย
Waad mahadsantihiin