Asxaabta kala ah:
Ibraahim Axmed Cabdi, Axmed Maxamed Cali Badde, Ridwaan Axmed Cabdi, Mustafe Cabdilaahi Cumar, Cabdishakuur Raage, Khadar Maxamuud Gaaxnuug, Barkhad Maxamuud Kaariye, Maxamed Ismaaciil Xasan, Cabdimajiid Maxamed Axmed, Jaamac Cabdi Xirsi, Guuleed Naaleeye, Ayaanle Maxamed Cali, Cabdifataax Aadan Hereri iyo dhammaan asxaab iyo akhyaar kale oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba joogta oo aan halkan lagu soo koobi karin waxa ay hambalyo Meher barkhadeed u dirayaan:
Iyo
Niciima Farxaan Cismaan
Oo meherkoodu maanta (21/11/2-15) ka dhacay magaalada magaalada Östersünd ee dalka Sweden.
Waxa aannu leenahay Alle ha idin barakeeyo oo ha isku kiin barakeeyo if iyo aakhiraba.
BAARAKALAAHU LAKUMAA WABAARAKA CALAYKUMAA WAJAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR