Xukuumaddaย Kulmiyeย Dhalayย eeย maantaย Taladdaย Dalkaย haysaย sanadkiiย ย lixaad,ย waxayย kulaย wareegtay sideed Sananoodย ooย ayย Mucaaridย ahayd,ย Shacabkanaย u sheegaysayย inย Wadankaย Shuftoย anย uย naxayย Gacantaย u galayย waa ( Xukuumadiiย Rayeele),ย Waxayย habeenย iyo maalinbaย dadkaย uย sheegiย jireen in ayย doonayaanย Somalilandย Sharciguย Shaqeeyoย ooย cadaaladย iyoย Sinaanย laguย nool yahay,ย waxayย shacabkaย uย sheegiย jireenย in ayย doonayaanย Somalilandย Xoriyadduย shaqaysoย ooย an dadkaย la iskaย xidhiย xidhiย bilaaย Danbi,ย ย waxayย dadkaย uย sheegiย jireenย inย kaย ย ย shaqaysiinย donaanย Golayaashaย Qarankaย sidaย Wakiiladdaย iyoย Guurtidda, waxayย dadkaย uย sheegiย jireen in ayย badย baadinayaanย hadintaย umaddaย eeย Laย xaraashay,ย waxayย umaddaย uย sheegiย jireen
in ayย wadankaย kaย badbadinayaanย Kootaddaย cidย kaaraย ahย looguย xidhayย adeegyoย gaarย ahย sidaย (MAXJARKAย BEREBERA) iyoย (Hamahaย Shidaalkaย eeย TOTAL), waxayย umaddaย uย sheegiย jireen inย Dimiquraadiyadiย laย dhawacay,ย waxayย umaddaย uย sheegiย jireenย inย Ictiraafkiiย lagaย seexdayย ooย hanta ururkiย lagu mashquulay,ย waxayย umaddaย uย sheegiย jireenย in ayย wadankaย haystaanย cidย anย kaย naxayย shacabkaย danyartaย ahย eeย haraadkaย iyo Shaqa laโaantuย iskuย darmatay iyo Waxyaaboย ooย anย qoraalย kaliyaย malinย laguย sooย koobiย Karin.
Afย iyoย Uurย anย wadaย socon
Iyaddooย ย Kulmiye iyoย Hogaankoodiย Waaย (madaxweyneย Silaanyo)ย sidaaย kuย hanteen quluubtaย umaddaย 8 sanoย ayย kuย shubayeenย shacabkaย reerย Somalilandย ayaaย malintiiย ayย Xukunkaย qabteenbaย waxayย laย sooย baxeenย wajiย kaleย ooย anย kiiย laguย yaqanayย ahayn,ย waxaynaย markiibaย laย sooย baxdayย xeeladย cusubย ย waxaynaย biloowday nadaamyoย kakan ooย anย horeย loogaย baranย xukumadiiย ayย 8ย sanoย cayayeenย Dhawacnaย uย gaystayย wadanka ย iyoย wadaย jirkaย umaddaย intaba, waxaanaย kaย midaย ย ย Dhaxalย wareejintaย dhamaanย wixiiย Umaddaย kaย dhexeeyayย sida :
- Inย Madaxweynuhuย siย cadย Barlamaankaย hortiisaย ugaย sheegoย in ayย Iibinayaanย dhamaanย Hantiddaย umaddaย kaย dhexaysaย eeย dantaย guudย looย yaqaan, waxย sababย ahnaย anย sheegin
- Dhamaanย Hantidaย laย Iibiyayย meelnaย kumaynuย maqal halkaย ayย kagaย jirtoย Misaniyaddaย Dawladda
- Inย dhamaanย heshiisyaddaย ย lalaย galoย Shiradahaย ย Calamigaย ahย iyoย kuwaย Maxaligaย ahbaย anย Barlamaankaย laย sooย Marinย si cadnaย uย diidanย in ayย kenaaanย Golahaย Wakiiladda
- Wakaaladiiย Wadooyinkaย ooย kolbaย Ninย Cusub Hadyadย loogaย dhigoย lagunaย wareejiyoย hadanaย ย maraysoย wasaradiiย sedexaad
- Inย Saxafaddaย laย iskaย xidhoย bilaa maxkamad lanaย ย ย baabiyo Wargaysyaddaย qaarkoodย sidaย HAATUF
- Inย Shirkadoย Kootoย Looguย xidhoย adeegyoย gaarย ahย sida (SOMCABLE) ooย 20ย sanoย looย xidhayย KHADKA VIBER OPTIC GAย eeย Internet ka
- Inย Hamihiiย Shidaalkaย eeย TOTALย lagaย qaadayย SHirkadoย gaarย ahย laย siiyoย iyaddaย ooย xataย ay barlamaankuย diidenย codย aqlabiyaddaย inย laย wareejiyo
- Inย dhamaanย Qandaraasyaddaย Qarankaย Cidย gaarย ahย laguย naasย Nuujiyo iyadaย oo ย anย laย sooย marinย Hayโadaย QANDARAASYADDAย QARANKA
- Guryahaย Dawladdaย ooย laย siiyoย cidย gaarย ahย inta kaย baaqsatayย Iibka
- Xoriyadย qawlkaย ooย la baabiyay,ย laganaย horย istaagoย inย dareenkoodaย cabiraanย shacabkaย iyoย Siyaasiyiintubaย in badan ooย kamidanaย Xabsiย uย galeenย Fikirkoodaย ooย ayย cabireen
- Doorashooyinkiiย ooย wadankaย kaย dhiciย wayayย xiligiiย looguย taloย galayย mudoย korodhsinaย laย samaystayย tiiย ayย shalayย kaย qaylinayeenย ย ย laย midย ah
- Ictiraafkii ayย kuย balanย qadeenย mudo ย gaaban inย ay kuย keeniย karaanย ooย anย haabkiisabaย lahayn
- Xidhiidhkiiย Dawladahaย Jaarkaย ahย iyoย aduunkaย kalebaย ooย meehย aadย uย hoosaysaย gaadhay
- Qabyaaladiiย ooย Farahaย kaย baxday
- Qarabakiilย iyoย Qofย jeclaysigaย ooย faharaย kaย ย ย baxay
- Cid ย anย laย dooranย ooย xukunkiiย laย wareegtay
- Jabhadoย Wadankaย kaย abuurmayย sidaย KHAATUMOย iyoย Suldaanย Wabar
- Shaqo laโaantiiย oo farahaย kaย abxday
- Tahriibtiiย ooย sedex jibaarantay
- Cadaladย Daroย iyoย Sinaanย laโaanย dhankaย Siyaasadda, ganacsiga iyo ย Bulshadabaย ah
- Sixirย bararย farahaย kaย baxay
- Amaanย Xumo
- Sumcaddaย Wadankaย ooย Hoosย uย dhacday
- Tayaddaย Waxbarashadaย ooย hoosย uย dhacday iyo in badan ooย kaleย ooย anย qoraalย laguย sooย koobiย Karin.
- Dekaddiiย iyoย madaradiiย ooย hadaย laย wareejinaayo iyagaย ooย ahย intii uguย danbaysayย Hantiddaย ย ย Qarankuย leeyahay.
Hadabaย madaamaย dhulkiiย iyo hantidiiย Dawladย ย waxย laย Iibiyayย iyoย waxย cidย lasiiyayย noqdeenย miyaynaย hadaย dawladuย Martiย kuย ahaynย ย wadankeeddaย ?ย ย hadiiย manta ย Mashariicย ย ย aduunkuย inaguย caawiyoย sida:
- Cusbiyaalo
- Guroย danyartaย looย dhiso
- Iskuulo
- Xarumoย Police
- Xananooyinkaย Hooyaddaย iyoย Dhalaanka
- Magtabaddo
- Masaajidoย iyo
Wixiiย laย midaย mantaย meel inooย fayoowย ooย ayย ย Xukuumadduย ugu taloย gashayย maย jirtoย meelย ย kastaย wadankaย cidย gaarย ahย baaย laย siiyayย ย dawladinaย wadankeediย ayayย martiย kuย noqotayย ooย hadiiย MCHย ooย bahdoย waaย in cidย kagaย sooย baryaaย amaย cidaย mashruucaย bixinaysaย lagu yadhahdaaย dhulkanaย nooย Iibiyaย aanuย kaย dhisaynoย MCHย ka,ย hadaย maxay tahayย waxaย dadkaย kaย dhexeeyaย eeย anย haysanaaย mantaย ย ย wadankibaย wuxuuย iskuย bedelayย ย ย waxย cidย gaarย ahiย ledahayย ooย dantii guudย ย ย meeshaย kaย baxdayย sidaanaย wadanย lagumaย noqon karo,ย waxaanย u bahanahayย inย laย badbaadiyoย hantidaย umadduย wada leyahay intaย kaย noolย kuwaย shacirย daradaย lagu qataynaย lagaย dabatago baadhisย cilmiyaysanaย laguย sameeyo siย looย heloย waxย wadankuย leeyahay,ย shacabkunaย wadaย ilashadaanย Hantidaย Guud.
Wa bilaahiย tawfiiq.
By Maxamed Cali
Email:ย maxamed1191@hotmail.com