Nin aanu saaxiibnahay ayaaย wuxuu maalin iga sheekeyey sheekadanaย wuxuu yidhi
Beri baa waxaa jiri jiray ย Xiiqsane ,
Xiiqasane wuxuu lahaan jiray wan iyo Ey, Wanka waxaa la odhan jiro Xamiloo halka Eygna u ahaa Xadhigoo
Maalin maalmaha ka mid ah waxaa ka bukooday EYgii , Ninkii Xiiqsane ahaa ย aad buu murugooday dadkii ay jaarka ahaayeen oo dhami way dareemayeeen in dhibaato haysato ninkii
Mudo markuu fikirayey , wuxuu goโaan saday in uu wankiisa gawraco si uu ugu daweeyoย EYgiisan , markii uu gawracay wankii wuxuu soo qaaday badhidiisi ย waxaanu siiyey Eygiiย mudo yar ka dibnaย ย ย Eygii ย wuu bakhtiyey ย Ninkii Xiiqsaneย ย intuu naxayย ย ayuu samadaa ka qayliyey wuxuu yidhi ย saddex imada wada qabatoย ย Eygii Xadhigoo waa , ย ooย wankii Xamilooย waa , oo hambo xalaalana waa ย .
WQ:ย Kamal Hassan Isaaq
Email: knk_hasan@hotmail.com
Tell: 0025634402758