Muuqaal: Haween ka Tirsan Kulmiye oo Taageeray Isbahaysiga Musharixiinta

0

 

Hargeysa(SLpost)- Haween ka tirsan garabka haweenka olaha dhexe ee Kulmiye oo maanta u waramayey saxaafadda ayaa waxa ay sheegeen in ay taageereen garabka isbahaysiga musharixiinta iyo wasiiradii is casillay.

 

Halkan Ka daawo Warkaas oo Muuqaal ah: