Berbera(SLpost)- Maamulka gobolka Saaxil oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Fahmi Cabdi Bidaar iyo Gudoomiyaha golaha deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa maaanta digniin u diray dadka reer Saaxil ee ku nool xeebaha iyo dalxiisayaasha badda u soo dabaal tagayaba.
Maamulka gobolka ayaa digniintan diraya kadib markii xeebaha Somaliland iyo inta ku teedsan badda cas ย meelo ka mid ahi fatahaaddo daadad ahi soo galeen bulshada.
Halkan Ka Daawo Warkaas oo Muuqaal ah: