Cibaadooyinka Fadliga Badan- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

    0

    Somalilandpost Waxa uuย ย halkan idiinku soo gudbinayaa muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay CIBAADOOYINKA FADLIGA BADAN, Waxana soo jeedinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

    Muxaadaradan ayuu sheekhu dhawaan bishii Ramadaan uu ka jeediyay Masaajidka SALAAM ee Magaalada Hargeysa.

     

    KA FAA’IDAYSI WANAAGSAN

    https://youtu.be/H3ZAEApFAYY