Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha R& ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Deputy CEO for R&ME, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha SOMTEL, Cawil Saalax, Maamulaha DBI Dr. Suleiman Walhadย ย iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxayย tacsiย tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuumย Cabdullahi Shariifย , oo ahaa shakhsiyad aad ugu dheer bahda Shirkadaha Dahabshiil, oo ku geeriyoodey carriga Maraykanka, 2 7 January 2012. Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan asxaabtiisiiba; marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin……………………….Aamiin…………………..Aamiin