DAAWO Muxaadaro Cusub oo Sheekh Mustafe XAaji Ismaacil ku sharraxay Cidda uu yahay ama Qofka Aqoonyahanka ah iyo nooca ay tahay Kaalinta uu Bulshada Dhexdeeda ku leeyahay. Waxa uu Sheekhu muxaaradan ka jeediyey kulan ballaadhan oo ay soo qaban-qaabisay Jaamacadda Islamic Online University faraceeda magaalada Hargeysa.
Home Somali News Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Muxaadaro ku sharraxay Aqoonyahanka iyo Kaalinta uu...