Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa ka hadashay Madax-dhaqameed ay dhowaan xidh-xidhay oo xabsiyada ugu jira iyo dhaliilo loogu jeediyey Mashruuc tuhunno badan dhaliyey oo xukuumaddu shirkado gaar loo leeyey ku mulkisiisay maamulka Haamaha Keydka Shidaalka ee magaalada Berbera.
Home Somali News Xukuumadda Oo Ka Hadashay Salaadiinta Xidhan iyo Haamaha Shidaalka Ee Lagu Eedeeyay