Somali News Suldaanka Guud Ee Beelaha Badhan Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay By ht - September 22, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(SLpost)-Suldaanka guud ee beelaha badhan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa kadib markuu uu ka soo kicitimay deegaanda Sanaag.