Somali News Baadariga Ugu Sareeya Diinta Kiristaanka Oo Booqday Dalka Kuba By ht - September 21, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Kuba(SLpoat)-Baadariga ugu sareeya diinta kirstaanka Pope Francis ayaa gaadhay dalka Kuba waxaana madaarka dalkaas kaga horyimi madaxweyne Raul Castro, baadariga ayaa dalka Maraykanka u sii dhaafi doona wadanka Kuba socdaalkiisa marka uu dhamaysto.