Somali News Gudida Baadhista Xansuuqa Oo Sheegay Inay Dacwado Ku Soo Oogayaan Saraakiil Dawladii Siyaad Bare Ka Tirsanaa By ht - September 19, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudida xanuusqa Somaliland ayaa sheegay inay la shaqaynayaan urur maraykan ah oo maxkamad ku so oogi doono saraakiishii dawladii Siyaad Bare ee xanuuqdayada kala duwan ka gaystay Somaliland.