Maayarka Boorama Oo Digniin U Diray Dadka Haysta Dhulka Danta Guud Iyo Hawl-gallo Ay D/Hoose Fullisay

0

Boorama, (SLpost)- Maayarka magaalada Boorama ayaa digniin u diray dadka haysta dhulka danta, iyadoo shalayna meelo ka mid ah magaaladaas ay dawladda hoose ka fulisay hawl-gallo.

https://youtu.be/eYCaigL4zE8