KULMIYE Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Xisbiyadu Xukuumadda Ujeediyeen

0

Xoghaya xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf ayaa ka jawaabay eedo is-daba jog ah oo dhawaanahan axsaabta mucaaradka ahi huwinayeen xukuumadda madaxweyne Siilaayo:

HALKAN KA DAAWO SHIRKA JARAAโ€™ID EE XOGHAYAHA:

https://youtu.be/y3gMSlHxvD0