Safiirka Uu Siilaanyo Sodogga U Yahay Oo si Xamaasadaysan Dalka Loogu Soo Dhaweeyay

0

Hargeysa, (SLpost)- Wiilka uu sodogga u yahay Madaxweyne Siilaanyo ee uu Safiirka shilis ee dalka Imaaraadka Carabta dhawaan u magacaabay  Baashe Cawil Cumar ayaa si caadifad muxaafidnimo iyo Siilaanyo difaac ah loogu soo dhaweeyay caasimadda Hargeysa.