Somali News DAAWO: Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Heshiiska Axsaabtu Gaadheen Iyo Tallaabada Xigta Ee Ay Qaadayaan By ht - May 27, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppTelegram Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiska caawa saddexda xisbi ku gaadheen xarunta madaxtooyada, isagoo faahfaahin ka bixiyay qodobadda ugu muhiimsan heshiiskaas. HALKAN DAAWO: