[stextbox id=”grey” shadow=”true” color=”001d02″ bgcolor=”96d8ed”]GUDOOMIYAHA KULMIYE[/stextbox]
Waxaan aniga oo ku hadlaya magacayga, kan Hogaanka ee Xisbiga Kulmiye kan Guddiga fulinta ee Xisbiga Kulmiye iyo kan Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan shacbiwaynaha Somaliland Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuun: C/laahi Cabdi Axmed (Kubado) oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa
Sidoo kale waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum: Maxamed Xuseen Cabdi oo ku geeriyooday Magaalada London.
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu jannadii ka waraabiyo Eheladii iyo shacbi waynaha Soomaalilandna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Md. Muuse Biixi Cabdi.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye