Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Deputy CEO for R&ME, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Ganacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maamulaha SOMTEL, Cawil Saalax, Maamulaha DBI,ย iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Maxamed Jaamac Cabdi (Muruq) ooย ahaa Hoggaanka Tababarrada ee Taliska Ciidanka Booliiska Somaliland, oo ku geeriyoodey, laguna aasay, magaalada Hargeysa 26 December 2011โ Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan asxaabtiisiiba; marxuumkana Jannadii Fardowsa Eebbe ha ku abaalmariyo. Aamiin…………..Aamiin.