MUQDISHO (SLpost)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaโarke, ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Xukuumaddii labaad ee uu dhiso muddo bil-gudahed ku siman tan markii xilkaas loo maacaabay bishii December ee sannadkii hore,
Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid, ayaa horaantii Bishii January hore u magacaabay Golihiisa Xukuumadda oo isugu jiray Wasiirro, Wasiirul-dawlayaal iyo Wasir ku-xigeenno ka kooban 60 Xubnood, haseyeeshee waxa uu xukuumaddaas iyada oo aan jirin dhowr maalmood, kaddib markii uu jalaafooyin iyo mucaaradad lagaga soo jeeday dhowr wasiir oo xukuumaddiisa ka mid noqday uu kala kulmay xildhibaannada Baarlamaanka oo maalintii loo ballansanaa inuu xukuumaddiisa horgeeyo golaha baarlamaanka horgeeyey warqad uu ku dalbanayo muddo-kordhin loogu oggolaado inuu xukuumad cusub soo dhiso. Waxaanay xildhibaannu fursad u siiyeen muddo 10 maalmood ah inuu ku soo magacaabo xukuumad cusub. Waxaanu laba todobaad kaddib soo magacaabay Xukuumad kala-dhantalaan oo kaliya ku kooban Wasiirro badankoodu ku cusub yihiin siyaasadda Soomalaiya..
Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo todobaadkii hore magacaabay liiska Golaha Wasiirrada, waxa uu dhammaystiray isla markaan ku dhawaaqay Xukuumad ka tiro badan golihii wasiirrada ee uu hore u kala diray.
LIiska Golaha wasiirrada ee Cusub oo ka kooban 66 xubnood oo isugu jira Wasiirro, Wasiirrul-dawlayaal iyo Wasii ku-xigeenno, waxa ka maqan rag hore uga soo shaqeeyey xukuumadihii hore oo ku jiray Liiska Golihii uu kala diray.
Golaha Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya, ayaa ka kooban 26 Wasiir, 14 Wasiirul-dawle iyo 26 Wasiir ku-xigeen.
Liiska Golaha Wasiirrada
- Maxamed Cumar Carte Raโiisul Wasaare Ku Xigeen
- Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
- Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Maxamed Aadan Ibraahim โFargetiโ Wasaaradda Maaliyadda
- Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
- Cabdusalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
- Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
- Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
- Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
- Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
- Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta
- Cali Axmed Jaamac โJangaliโ Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
- Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
- Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha
- Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
- Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta
- Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka
- Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha
- Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
- Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
- Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta
- Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda
- Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey – Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Magacyada Wasiiru-dawlayaasha
- Khaalid Cali Cumar – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
- Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda
- Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
- Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha ee Biiโadda (Deegaanka)
- Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
- Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
- Daaโuud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
- Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
- Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
- Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
- Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
- Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
- Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
Magacyada Wasiirro ku-xigeenada
- Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
- Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
- Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
- Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda 5
- Cabadalla Xuseen Cali
- Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga
- Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
- Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
- Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
- Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
- Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) Wasaaradda Dastuurka
- Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
- Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
- Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
- Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
- Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
- Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
- Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
- Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
- Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
- Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
- Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
- Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
- ย Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
- Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda.