Mecca (SLpost)- Waa Qaybta labaad ee Sawirrada laga soo qaaday Gudashadii Waajibaadka Xajka iyo Bilicda Dhimaha Baytullaahi Xaraam iyo Addoomihiisa Muslimiinta ah eek u cibaadaysanaya.
Halkan waxa aanu idinku soo bandhigaynaa qaybta labaad ee Muuqaallo bilic leh oo laga soo qaaday Malaayiin Muslimiin ah oo Masaajidka Barakaysan ee Xaramka ku gudanaya Faralka Shanaad ee Diinta Islaamka oo qofka Muslimka lagu waajibiyey inuu ugu yaraan Hal mar gudan karo haddii uu awoodo dhaqaale ahaan iyo caafimaad ahaanba.
GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO QAYBTA 1AAD EE SAWIRRADA