Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geesku Waxay Ku Wargalinayaan Dhamaan Taageerayaashoodii inay Ku Qabanayaan Habeenka Koowaad ee Iida Bandhig Faneed aad u Xiiso Badan Hotel Guuleed Hargeisa
Kooxda Xiddigaha Geeska oo bandhig Faneed ugu Talagashay inay ku Qabato Hotel Crown Hargeysa ย ayaa u badashay Bandhig Faneedkii in Lagu Qabto Hotel Guuleed ka dib markii dalabka Tigidhidhada ka imanaya Xaga Taageerayaasha oo aad u Badan lagana yaabo in Hallka Crown Hotel aanu Qaadi Karin Tirada Dadka Kasoo Qayb Gali Kara Bandhigan Ciida ee Kooxda Fankooda aadka loo Jecelyahay ee Xidigaha Geesku.
ย Gudida Qabanqaabada ee Bandhig Faneedku waxay ย Go’aan ku Gaadhay in Lagu Qabto Hotel Guuleed oo Hall kiisu Qaadi Karo Tirada la Filayo inay kasoo Qayb Gasho..
Qiimuhu waa 20 dollar oo qudha, waa bandhig-fanneed ammaankiisa aad loo adkeeyay.