Qormadan waxaan ku soo qaadanayaa oo aad ii cajabiyay
Magacyadda hal-abuuradda danbe Iyo heesaha ay hal abuuraan.
Aniga oo la dhacsan magacyadda naaneeysta ah ee ay leeyihiin ayaa waxa aad ii tacajab galiyay heesaha qudhidoodda magacyadda ay ku diiwaan gashan yihiin.
Anigu qudhideydu ma ihi qof wax ka yaqaan maansadda somaliga iyo inta looqeybiyo amaba godadkeedda uu qof maanso yahan ihi ukala sooro,
Hadii aan dib ugu soo noqono magacyadda hal-buurka da,da yar iyo heesaha ay hal-buuraan.
waxaa iyana halkaa ka madhneyn magacyadda loogu yeedho fanaaniinta casriga ah iyo muusiishinka garaaca qalabka aad udanana ee biyaanada ama organka.
Marka hore qalinka umaan qaadan in aan cid dacaayadeeyo ama ku durro
hal-abuurka ukacay umadda ku hadasha afka soomaaliga iyo fanaanniinta casriga ee waxa aad iisoo jiitay magacyadda casriga iyo murtidda casrigan danbe.
Aan ku horeeyo magacyadda abwaanadda danbe
Abwaan-KiiKo
Abwaan-QiiQ
Abwaan-OOg
Abwaan-Laabsalaax
Abwaan-Lagjar
Abwaan-ilka Jiir
Abwaan-jaylaani
Abwaan-Allaayahdiig
Abwaan-kulane
Abwaan-weedh-same
Abwaan โBurmad
Abwaan-Orshe
Abwaan-Dhagacade
Abwaan-shiine aqyaar
Abwaan-Ciyaarjecel
Abwaan- Cali Seenyo
Abwaan-Dhuux Baraar
Abwaan- Cashuur
Abwaan-Sandheere
Abwaan boodhari
Hadaba abwaanadda casriga ah inta aan ka xasuustay marka aan halkaa kagagtago bal aanu soo qaadano suugaanta ay hal abuuraan magacyadda ay heestu ku diiwaan gashantahay ama looyaqaano
Heesahaโ
1-ย ย ย Aahheeya
2-ย ย ย Ha igu odhan laa,laa,laa
3-ย ย ย Ku baafshay baafshay
4-ย ย ย Ha iraadsan
5-ย ย ย Isaar laabta
6-ย ย ย Wadnahaa idhaglee dhag-dhag-dhag
7-ย ย ย Xubnahayga adigaa xadantada baray
8-ย ย ย Intaan wada siraataan siinyaale bixiyaa
9-ย ย ย Sidaad doonto ugu gal galo